Qabaal Software Waxay kuu haysaa Barnaamijyo xisaabeed ama maamul taasoo kuu fududeenaysa hawshaada shaqo kuna haboon hadba baahida ku haysa, Dhiso barnaamij kuu gaara kaasoo daboolaya baahidaada Maamulid iyo Xisaabin. Adeegaynu midka kuu sahlaya Shaqo Waxter leh iyo Wakhti kooban.